Dhalinyarada Baydhabo oo Loo Tababaray ka hortagida Tacadiyada ka dhanka ah Carruurta.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KG ayaa Baydhabo ugu qabatey Dhalinyaro ka kala socdey qeybaha kala duwan ee Bulshada Tababar ku saabsanaa ka hortaga Tacadiyada loo geysto Haweenka iyo Curuurta .

Tababarka ayaa waxaa furtitaankiisa ka soo qeybgaley Wasiir kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS , Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Baydhabo iyo Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Shabeelada Hoose.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa