Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xubno ka tirsan labada gole e Dowladda Jubaland oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Raas-kaambooni ayaa booqday Iskuulka Deegaaankaasi oo uu ka muuqdo bubur, xubnaha labada gole ayaa kulan la qaatay Ardayda iyo Maamulka iskuulaka.
Maamulaha iskuulka Deegaanka raas-kambooni ayaa kawarbixiyay baahiyaha kajira iskuulka isagoo codsaday in wax la qabto baahiyahaasi.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya