Ganacsatada Soomaaliyeed oo lagu booriyay inay maalgashadaan Deegaanada Jubbaland.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo Dalkeena Soomaaliya yahay mid qani ku ah khayraadka dabiiciga ah islamarkana ah wadanka labaad ee leh xeebta ugu dheer qarada Africa sidoo kalana ay maraan wabiyo dhawra, cimiladiisuna ay tahay mid dheeli tiran ayaa waxa bulshada Soomaaliyeed ku yar waciygooda ku aaddan maalgashiga wadanka.

Soomaaliya ayaa laga helaa noocyo kala duwan oo Quudaar iyo Kalluun ah, iyada oo sidoo kale la sheego in dhulka Soomaalida shidaal cegaago sidaas oo ay tahayna bulshadu aysan baraarugsaneen in ay la yimaadan maalgashi dhinacyo kala duwana isla markaana ay kor u qadaan wax soo saarka dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa