Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiayaha Ururka Dhallinyarada Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan oo u waramay Warbaahinta ayaa codsday in ururka laga caawiyo qalabeeynta xafiis ay ku shaqeeyaan.
Waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo ayaa waxaa kamid ah Kombiyuutarro lagu keeydiyo xogta ,Soollar la isticmaallo xiliyada ay maqantahay korantada iyo waxyaaba kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa