Dadka Deegaanka Gobsoor oo codsaday in laga caawiyo baahiyaha aas-aasiga

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Goobsoor oo Hoos taga Degmada Gaalkacyo ayaa Cabasho ka muujiyay Dhibaatooyinka la xidhiidha dhinaca nolosha Caafimaadka iyo Waxbarashada iyo sido kale Biyaha oo Mudooyinkii u danbayay bulshada halkaasi ku nool ay Dhibaatooyin ku qabeen kadib markii ay halkaasi gaareen wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee arimaha Samafalka iyo Mashaariicda oo ay waheliyeen afayeenka Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Mudug.

Axmed Maxamed Warsame Guddoomiyaha Deegaanka Gobsoor iyo Qaar kamid ah bulshada ku nool Deegaankaasi ayaa ugu horeyn kawarbixiyay baahiyaha halkaasi ka jira.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya