Qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Bandiiradley oo xariga laga jaray.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa xarigga ka jaray qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka guud ee degmada Bandiiradley.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ka hadlay munasabada xarig jarka ayaa sheegay inay ka wasaarad ahaan la socon doonaan baahiyaha caafimaad ee kajira guud ahaan Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Cabdullaahi Cabdicasis Siraad. ayaa faah-faahinaya