Indha Fiiqis Lacag La’aan ah Oo Loo sameeyey Bulshada Degmada Raaga-Ceelle.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Raage-Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sameynaysaa Harumaro dhanka Amniga, Waxbarashada iyo Caafimaadka ah iyadoo dhawaan ay gaareen Dhakhaatiir fulinaya adeegyo Caafimaad oo indha fiiqis lacag la’aan ah.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya