Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubaland Mudane Abshir Maxamed Cabdi ayaa maanta daahfuray wareega 3aad ololaha Talaalka caruurtii aan horay loo talaalin iyo kuwa aan helin dhamaystiraka Talaalka joogtada ah sanadihii lasoo dhaafay.
Ololahan talaalka ayaa ujeedkiisu yahay kor u qaadista tirada caruurta ka yar shanta sano ee loo dhamaystiray Talaalka joogtada ah ee lagaga hortagayo xanuunada ku dhaca caruurta waxaa ka qaybgalay howlwadeennada Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya