Maamulka Degmada Kismaayo oo furaya Wadooyin xirnaa.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudaha Magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhimaha wadooyin cusub oo Laamiyo ah iyo kuwa la furayo oo shaqadooda uu gacanta ku hayo Maamulka Degmada Kismayo iyo Gudoomiyayaasha Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo.

Guddoomiyayaasha Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo ayaa bilaabay furista Wadooyin xirnaa.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya