Tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay shaqaalaha Dowladda Hoose Magaalada Kismaayo.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa Tababar aqoon kororsi ah u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Dowladda Hoose.

Aqoon kororsiga ayaa waxaa ka faai’daysanaya qaar kamid ah shaqaalaha dawlada hoose kaas oo ku salaysan maamul daadajinta.

Cabdiwaaxid Cabdi Dhaqane Agaasimaha guud ee Wdasarada Arimaha Gudaha oo daahfuray Tababarka ayaa kawarbixiyay waxyaabaha uu daarnaa Tababarka.

Khadar Axmed Salaa. ayaa faah-faahinaya