Xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Koonfur Galbeed oo xariga laga jaray.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwaynaha Dowlad goboleedka KGS Cabdicasis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wahelinayo Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka bada Cabdifatah Caroone ayaa si wada jir ah xariga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka bada ee Dowlad goboleedka KGS oo si casri ah loo dhisay lagana hirgaliyay Magaalada Baydhabo.

Xarig jarka ayaa waxaa ka qayb galay xubnaha labada Gole ee Dowlad goboleedka KGS Bulshada qaybaheeda kala duwan iyo hay’adihii ka qaybqaatay dhismaha xarunta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa