Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Furiinka ayaaa kusoo badanaya bulshada Soomaaliyeed taas oo sameyn ku yeelatay caruurta ay dhalaan lamaanaha is furay.
Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee kunool Magaalda Kismaayo aya waxaa ay siyaabo kale duwan uga hadleen waxybaha keena furiinka qoyska.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya