Qoysas ka barakacay fatahaada wabiga Shabeelle oo gaaray Deegaanka Guri-Cade ee gobolka Hiiraan.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ilaa 400 oo qoys oo u badan Xoolo dhaqato-Beeraley kasoo barakacay Qaar kamid ah Deegaanada Waqooyi ee Gobolka Hiiraan oo ay saameysay dhawaan Fatahaada Wabiga Shabeele uu ka sameeyay Deegaanada Waqooyi ee Gobolkaasi ayaa waxa ay kusoo barakaceen Deegaanka Guri-cade ee Gobolka Hiiraan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya