Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca wax loogu qabanayo dadka u nugul dhibaatada Deegaanka ayaa laga Daahfurey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Mashruucan oo ay maalgalinaya Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Cuntada ee USAID ayaa waxaa uu socon doonaa Mudo Shan sano ah kaasi oo loogu talagay in ay ku baxdo aduun lacageed oo gaadhaya 144 Milyan oo dollar.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya