Dadka Furanaya Ganacsiyada Degmada Dhoobley oo loogu booriyay in ay la yimaadaan fikrado cusub

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baadi goobka iyo helida fikrad ganacsi waxa ay kaalin muuqata ka qadan kartaa in aad ka guul gaadhid ganacsiga taasi oo ku hor seedi karta in aad noqoto mid ka midha dhaliya hamigiisa.

Ganacsatada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada ayaa ganacsatada cusub ee furanaya meheradaha ganacsi ugu baaqay in ay soo kordhiyaan fikrado ku cusub Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegeya