Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in dadka danyarta laga taageero adeegyada caafimaad.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ku nool Magaalada Jowhar ayaa inta badan ka qeyb qaata gurmadyada caafimaad ee loo fidiyo dadka danyarta ee u bahan gargaarka caafimaad.

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar Caasimada Maamulka Hirshabelle ayaa ku baaqay in adeegyada caafimaad la gaarsiiyo bulshada danyarta ee ku nool Deegaanada ka fog Magaalada kuwaasi anan la heyn xarumo caafimaad.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa