Wado Inter lock ah oo laga hirgaliyay Degmada Warta-nabadda oo xariga laga jaray.

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray dhismaha Wado Inter lock ah oo shacabka degmada Warta-nabadda ay isku tashi ku dhiseen.

Wadadn ayaa ahayd mid ay dhibaato badan kala kulmi jireen maristeeda gaadiidka iyo sidokale dadweynaha.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya