Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo kaalin muhiim ah kaga jira arimaha horumarinta bulshada sida dib u dhiska dalka iyo kobaca dhaqaalaha. Haweenka ayaa waxay kaalin muhiim ah ka qaataan horumarrada deegaanka.
Qaar kamid ah Ururada Haweenka ee ka shaqeeya Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay waxyaabaha ay qabtaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa