Qeybta ilaalinta Cafimaadka Caruurta Isbitaalka Gaalkacyo oo la xarig jaray.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed ayaa xariga ka jaray qeeybta ilaalinta Cafimaadka Carruurta dhiciska ah oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa Wasiir ku-Xigeenka ku wehlinayey Maamulka Gobalka Mudug,kan Degmada Galkacyo,Masuuliyiin ka socday Hay’adda IMC iyo Maamulka Isbitaalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya