Isticmaalka Mobeelada casriga oo caqabad ku noqotay Waxbarashada Ardayda Jowhar

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isticmaalka mobeelada ayaa sameeyn weyn ku yeelatay kumanaan arday Soomaaliyeed oo wax ka barta dugsiyada dalka waxaana inta badan dhacada in ay Ardayda ku mashquulan mobeelka iyagoo u isticmaalayo barah bulshada sida alada Tiktok, Facebook, Snapchat iyo kuwa kale oo badan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya