Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nadaafadda wa mid kamida tiirarka ugu muhiimsan ee nolosha nolaha haday meesha ka baxdana ay ka dhalan karaan cuduro faafa oo saameeya bulshada, Wasakhowga biyaha iyo waxyaabo kale.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gabalka Jubbada hoose oo si wayn looga dareemayo horumaro dhanka dhismaha wadooyinka iyo bilicda Magaalada ah ayaa bulshada ku dhaqan loogu baaqay inay ilaaliyaan nadaafada Magaalada iyo xeebaha maadaama Magaaladu kasoo kabanayso dagaaladii sokeeye ee dalka ragaadiyay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa