Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada waa sheyga ugu muhiimsan ee uu aadanha ku anfici karo noloshiisa, tan qoyskiisa iyo mida bulshada uu la nool yahay, waana furaha horumarka bulsho.
Degmada Dhoobley ayaa waxaa ku yaalo goobo Waxbarasho ee maadi iyo diini intaba leh.
Qaar kamid ah Waalidiinta ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbadda Hoose oo aan wareysi la yeelanay ayaa ardayda Waxbaraneysa ugu baaqay inay ku dadaalaan waxbarashada si u noqdaan kuwa dadkooda waxtara.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya