Shacabka Degmada Hobyo oo taageeray dadaalka DFS ay ugu jirto soo-saarista Shidaalka.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili ay Meel fican mareyso arinta Sahaminta Shidaalka Soomaaliya sido kalana Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka Soomaaliyeed ay gaareen Degmada Hobyo kuwaasi oo warbixino ka siiyay Bulshada Degmada iyo Maamulka halka ay marayaan Dadaalada loogu Jiro Sahaminta iyo Qodista Shidaal Markii u horeysay laga soo saaro ayaa waxaa arintaa si weyn u soo dhaweyay Qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Degmada Hoobyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya