Aqoonyahanada Dhoobley oo ku baaqay in la xoojiyo Shaqo abuurka Dhalinyarada.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Burburkii soo maray Dalkeena ayaa waxaa uu saameyay inta badan Goobihii Waxbarasho ee Jiray taasi oo sababatay inay kor u kacdo Shaqo la’aanta heysta Dhalinyarada, walo haatan uu si wanaagsan uu uga soo kabanayo Dalku dhacdooyinkii badanaa ee uu soo maray.

Qaar kamid ah Aqoonyahanada Degmada Dhoobley oo wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni ayaa fah-faahin ka bixiyay sida loo Horumarin karo Dhalinyarada Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya