Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waaxda daba galka Deeqaha la leex sado ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee KG oo wada Sidii dadaalo looga hortagaayo dadka si sharci daro ah lacago uga qaata Barakacyaasha iyagoo iska dhigaaya Hay’adaha Samafalka, taasoo dhowr jeer dadkaan Lacago loogu qaatey maadama aysan Hay’adaha wax Lacag ah ka qaadin
Xafiiska Xeer ilaalinta Guud Ee KG ayaa sheegey in dadkii lagu arko iyagoo Lacago ka qaadanaya Barakacayaasha dhibaateysan ay Sharci adag la tiigsan doonaan Xeer ilaalinta waxay sheegtey in arimahan ka hortagooda ay badbaada u tahay shacabka danyarta ah si si sax Gargaarka ugu gaaro.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa