Dadka degan Xaafadda Calanleey Kismaayo oo baaq loo jeediyay.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka xafada Calanley ee Magaalada Kismaayo oo ka duulaya fulinta amarka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa bulshada xaafadaasi u sameeyay wacyigilin ku saabsan sidii bulshada uga qeyb qaadan lahaayeen banenta guryaha soo galay wadooyinka.

Guddoomiyaha xaafada Calanley Cusmaan Faarax Baando oo la hadlay warbaahinta ayaa dadka xaafada ee degan guryaha soo galay jidadka ugu baaqay in ay baneeyaan isagoona arimahaasi ka hadleyana waxa uyiri.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa