Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Luglow ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo oo ay dagan yihiin Barakacayaal badan iyo dad Dowlad Goboledka Jubbaland dib u dajin u samaysay ayaa Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbaland waxaa ay ka samaaysay biyo galin.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya