Haweenka Dhoobley oo kawarbixiyay Kaalinta ay ku dhex leeyiin Bulshada.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo kaalin muhiim ah kaga jira arimaha horumarinta bulshada sida dib u dhiska dalka iyo kobaca dhaqaalaha.

Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley oo Raadiyaha Sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay Kaalinta ay ku dhex leeyiin Bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa