Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalufinta Deegaanka ayaa saamayn togan ku yeelatay duurjoogta ayadoona dhulkii kaymaha ahaa ee Jubbaland ay inta badan ka yaacday dhuurjoogtii ku nolaay ka dib markii dadku ay bilaabeen inay dhirta Jaraan ka dibna ay ka dhigaan dhuxul iyo waxyaabe kale.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa