Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Buulo-gaduud oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah deegaanada ay ku soo barakaceen dad badan oo ay abaartu si wayn u saameysay kuwaas oo hada wajahaya duruufo adag oo dhanka nolosha ah ayna ka mid tahay hooy la,aan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya