Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Kiisas badan oo Xanuunka shuban Biyoodka ah ayaa laga soo sheegayaa Degmada Badhaadhe iyo Jasiiradaha ku dhawdhaw,waxaana xanunkaan uu kadhashay cimilada oo kulul iyo Biyaha nadiifka ah oo ku yar deegaanadaasi Xasan
Maxamed Cabdulaahi