14 qof oo ku dhintay daadadka Nepal

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay dalka Nepal Tani ayaa timid ka dib markii ay halkaasi ku dhufteen fatahaado ka dhashay roobab culus oo da’ay.

Kooxda qaabilsan ka falcelinta xaaladaha deg degga ah ee Nepal ayaa raadinaya 9 qof oo weli la la’yahay.