11 febrayo oo sanad walbo Caalamka laga xuso maalinta caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha ee Golaha sayniska.

0
476

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha ee Golaha Sayniska ayaa noqon doonta iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo qiimaha dhinacyada bulshada iyo dhinacyada dhaqanka ee Sayniska, Teknolojiyadda iyo Hal-abuurka si kor loogu qaado barnaamijyada horumarinta waarta.

Cumar Maxamed Dayib . ayaa ka warramaya