Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland oo kahadlay xaflad loo sameyay haween lagu dhiirigalinayay tabcashada beeraha ayaa sheegatya in 100 Haween ah oo bartay tacbashada beeraha siisay abuurka Beeraha ku was oo ka kala yimaaday deegaanada ku teedsan jiinka wabiga.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya