Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliska Ciidanka Police-ka Degmada bardaale ayaa amar ka soo saaray Baabuurta safarada ah ee ka shaqeeya Gobolka Baay ee aan heysan Warqada iskaashatada baabuurta Gobolka kuwaasi oo isticmaala wadooyin kale
Taliyaha Saldhiga Degmada bardaale Saciid maxamed Axmed oo Shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa sheegey in Baabuurleyda qaar ay maraan wadooyin kale si ay uga baxsadaan sharciga.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya