Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga Dowlada Jubbaland ayaa tababar usoo xiray 90 qof oo laga soo xulay 5 tuulo oo hoos timado Degmada Kismaayo.
Kulanka Tabarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin iskugu jira Xildhibaano, Agaasimayaal iyo sido kale Marti sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya






