Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Haweenka Xaafada Kaah Deegaanka Baxdo Ee Gobolka Galgaduud, ayaa maalmahan waday Olole Nadaafadeed ay ka sameynayeen Xaafadaha Deegaanka si kor loogu qaado Bilicda Nadaafada,taas oo ay ku qabanayaam si isxilqaan ah.
Ururka Haweenka Xaafada Kaah Deegaanka Baxdo Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ugu baaqeen Haweenka Xaafada kale in aya ka qeyb qaataan, Ololahan Nadaafadeed Ee deenka ay ka wadaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaysa