Maamulka Degmada Baladweyne oo wada qorshe lagula dagaalamayo maandooriyaha.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Dagmada Baladweyne Cumar Cisman Calsoow oo wareeysi siinaayay Warbaahinta ayaa sheegay inay wax badan ka qaban doonaan ka maamul ahaan dadka ka ganacsado Maandooriyaha kuwaasi oo soo galiyo Magaalada maandooriyaha iyagoo kaashanaayo laamaha amniga ee booliska Dagmada Baladweyne.

Maandooriyaha ayaa waxaa dhibaatooyin badan ku qaba dhallinyarada Soomaaliyeed ee isticmaalo maandooriyaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya