Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa siyaasad looga hortago gudniinka fircooniga kaasi oo ay dhibaatooyin kala kulman gabdhaha .
kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro xildhibaano kamid ah Maamulka Soomaalind bahda waxbarashada Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa