Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb Caasimada Dowald Goboleedka Galmudug iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa waxbarasho la’aan baahsan ku heysata dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo dadka la heyb sooco ee ku nool Dhuusamareeb.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa