Gabdho ku nool Baladweyne oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhahaan oo ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaana ka baxay jaamacadaha ku yaalla Baladweyne aya xiligaan waxaa soo wajahay shaqo la’aan.

Dowladda Soomaaliya, hay’adaha iyo Maamulka Hirshabeelle ayey ka dalbadeen in shaqo abuur loo sameeyo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa