Dhalinyarada ku shaqaysta xirfadda Baabuur dhaqista oo ka warbixiyay habka ay u shaqeeyaan.

0
159

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo Dalka somaliya 70% lagu qiyaaso dadka kunool inay dhalinyaro yihiin ayaa waxa dhalinyarada haysta Shaqo la’aan baahsan taso sbbtay in dhalinyaro barani ay u hajiraan wadamada Europe iyo Ameerica si ay nolal uga radsadaan. Hase ahatee waxa dhanka kale  jira dhalinyaro ku dhiiratay inay ka shaqaystaan dalkooda ayna qabtaan shaqooyin Adag si ay ula hardamaan waayaha Adag ee nolasha,Shaqada  baabuur dhaqista ayaa ka mida shaqoiyinka ay qabtaan dhalinyarada manta si ay ugalaso baxaan nolalmalmeedkooda iyo tan qaysaskooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya