Campbell oo shaaca ka qaaday sababta uu Gabriel Jesus u doonayo inuu ku biiro...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyga kooxda Arsenal ee Kevin Campbell ayaa shaaca ka qaaday sababta uu weeraryahanka Manchester City ee Gabriel Jesus u doonayo inuu ku biiro...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/718721032672947/

Bayern Munich oo Barcelona kaga naxsatay qiimaha dhabta ah ay kaga iineyso Lewandowski

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bayern Munich ayaa go’aansatay inay sare u qaaddo qiimaha weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski, kaasoo doonaya inuu u dhaqaaqo Barcelona, ​​inta lagu...

RASMI: Liverpool oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Darwin Núñez

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis wakhti dheer ah ka saxeexday weeraryahanka reer Uruguay ee Darwin Núñez. Benfica...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/989044905142296/

Manchester City oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Erling Haaland… +SAWIRRO

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa saxaafadda u soo bandhigtay maanta saxiixeeda cusub ee reer Norway Erling Haaland Bogga rasmiga ah kooxda Manchester City...

Xavi oo ka codsaday Pique inuu ka tago Barcelona & xiddiga oo go’aan cad...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wargeysyada Spain ayaa maanta oo Isniin ah waxay shaaca ka qaadeen inay kulan wada qaateen tababaraha Barcelona ee Xavi Hernandez iyo daafaca kooxda...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/994294541288978/

Paris Saint-Germain iyo Mauricio Pochettino oo ku heshiiyay in ay laba wado kala qaadaan

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Paris Saint-Germain iyo tababaraha reer Argentina ee Mauricio Pochettino ayaa ku heshiiyay in la burburiyo heshiiska ka dhexeeyay. Wargeyska The Athletic ayaa warbixin...

Arsenal oo u dhaqaaqday saxiixa xiddig caan ah oo ka tirsan Real Madrid

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda reer London ee Arsenal ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddig caan ah oo ka tirsan Real Madrid, inta lagu guda...