Guddoomiyaha Degmada Kaxda oo kormeeray boqolaal qoys oo barkacayaal ah kuna nool Degmadaasi

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kormeer ugu tagay boqolaal qoys oo barkacayaal ah kuna nool Degmadaasi.

kormeerka ayaa waxaa ku wehelinayay Guddoomiyaha qeybaha kala duwan ee Maamulka Degmada iyagoona uu kuur galay xaaladaha dhabta ah ay ku sugan yihiin Dadka Barkacyaasha ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa