Xoola dhaqatada Gobolka daad mareedh Oo loo sameeyey dhul daaqsimeed

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo badbaadiyo Bay’ada loogana hortago Xaalufinta deegaanka ayaa kormeer ku tagay Banaanka Weeyn ee Dulcad Isuduwaha Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmadheedh.

Isuduwaha Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmadheedh Abdikhadar ayaa kormeerkiisa ka dib Warbaahinta la hadlay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa