Magaalada Muqdisho oo laga daah furay Wejiga Shanaad ee Tababarka xakameynta Cudurada Faafa.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS Dr Guleed Cabdijaliil ayaa Magaalada Muqdisho ka Furay Tababarka dufcada Shanaad ee sirdoonka caafimaad iyo xakamaynta iyo daraaseenta cudurada faafa oo ay ka faa’iidaysanayaan dhaqaatiir iyo howl wadeeno caafimaad oo ka kala socda Wasaaradda caafimaadka Soomaliya Maamul Goboleedyada iyo maamulka Banaadir Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka caafimaadka Qaranka oo kaashanaya hayadaha WHO, FFETP iyo CDC ayaa mudada 2da isbuuc ee uu socon doono waxaa casharo ka bixinayo khuburo ku xeel dheer cudurada faafa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya