Maamulka Soomaaliland Oo Faafaahin Ka bixiyey Dabkii Qasaaraha badnaa u geystey Suuqa Wajaale.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dab qabsadey Suuqa Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale ayaa socdey mudo ka badan afar saacadood uu ka holcayey dhinaca ay Maamusho Somaliland una dhow dhanka DDS kaas oo geystey qasaaro aad u baaxad weyn.

Dab-demisyada Jigjiga, Hargeysa, Boorame iyo dadweyne kala duwan ayaa isugu tegey deminta dabka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya