Shir Looga hadlaayey Saameynta Bulshada ku leeyihiin Masiibooyinka dhaca Oo Burco ka dhacay.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada ,Arimaha bulshada iyo qoyska soomaaliland ayaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka furtay kulan howled ku saabsan in la ogoodo sameynta ay bulshada ku leeyihiin masiibooyinka dhaca iyo sida bulshada qeyb uga yihiin si fahankooda kor loogu qaado.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Shaqaalaha wasaaradda, qaar kamid ah hay’adaha gobolka mas’uulin kale oo ka socday Degmada Burco.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa