Qiimaha qudaarta ee Baladweyne oo laga dareemayo sara u kac ku yimid.

0
170

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sara u kac xoogan ayaa laga dareemaa qimaha la iibiyo qudaarta gaar ahaan yaanyada suqyada magalada Baladweyne

Sara ukacan ayaa waxaa sababay qaar kamid ah dalagyada ka bixijiray beeraha deegaanada Hoosyimaada magaalada oo ay saameysay Fatahaaddi wabiga Shabelle.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa