Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaarista kubada cagta ayaa ah mid inta badan ay xiiseeyaan dhalinyarada soomaliyeed si islamarkaa ay uga madadaaliyaan naftooda xilliyada ay fursada haystaan halka kuwa qaarna ay u ciyaaraan in ay hormariyaan xirfadooda ciyaarista kubada cagta qaar kamid ah Dhalinyarada ciyaara kubada cagta ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa Sheegey in ay door wanagsan ka qaataan horumarinta nabada Dhoobley.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa